Issimadda iyo Waxgaradka Gobalka Cayn oo Arrimaha Gobalka Sool War kaso saaray (dhegayso)

Issimadda iyo Waxgaradka Gobalka Cayn oo Arrimaha Gobalka Sool War kaso saaray (dhegayso)

Maalmihii udambeeyay Magaalada Buuhoodle waxaa ku sugnaa Wafdi u hogaaminaayay C/fataax Maxamed Cali oo horay u soo noqday Taliyihii hore ee arimaha siyaasada ee Raisal wasaarihii hore ee Soomaaliya C/cabdi rashiid iyo Madaxweynihii hore ee khaatumo Maxamed Yuusuf Jamac indha sheel .,kuwaas oo kulamo kula lahaa issimada iyo Waxgaradka Gobololka Cayn .

Wafdiga iyo isimada oo shirjaraaid ku qabtay Magaaalada Buuhoodle ayaa sheegay in ay muqadas tahay in shacabka Siyaasiyiinta iyo isimadaba ay garab istaagaan dowladda Puntland laguna taageero dagaalka lagu xoraynayo Gobolada Puntland ka maqan .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com