Shacabka Godob jiiraan oo Deeq ku Wareejiyaay Ciidanka Difaaca Puntland (dhegayso)

Shacabka Godob jiiraan oo Deeq ku Wareejiyaay Ciidanka Difaaca Puntland (dhegayso)

Shacabka iyo maamulka Degmada Godob jiiraan ee Gobolka Nugaal ayaa Tiro Arri ah ugu deeqay Ciidamada Difaaca Puntland,kuwaas oo kujirra Difaaca Xuduudaha Puntland.

Gudoomiyaha Degmada iyo qaar kamid awax garadka Degmada ayaa goobta ka hadlay,iyago sheegay inay mar walba garab taaganyihiin Ciidamadda Difaaca Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com