Taxanayaasha kobcinta waxbarashada: Waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga (dhegayso)

HomeMaqaalo Kale

Taxanayaasha kobcinta waxbarashada: Waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga (dhegayso)

Barnaamijka maanta ee kobcinta waxbarashada gabdhaha waxaa marti noogu ah Faduma Shukhri iyo Sahra Axmed Xuseen oo kamid ah bahda Wasaaradda Waxbarash

Anshaxa Ardeyda & Kahortagga Dhibaha Jirdilka iyo Ciqaabta Ardeyda lala Beegto (Taxanaha 5aad | dhegayso)
Xiriirka Wararka been-abuurka iyo weerarka Wasiir Goodax ku qaaday Puntland
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 70aad daawo)

Barnaamijka maanta ee kobcinta waxbarashada gabdhaha waxaa marti noogu ah Faduma Shukhri iyo Sahra Axmed Xuseen oo kamid ah bahda Wasaaradda Waxbarashada Puntland, waaxda kobcinta waxbarashada haweenka. Barnaamijka maanta waxa aan ku fallaanqaynaynaa heerarka waxbarashada gadhaha Puntland, maxaa qabsoomay, maxaa weli dhiman, maxay Wasaaraddu ku guulaysatay dhanka waxbarasho lacag la’aan ah iyo dhanka gacan-qabashada ardeyda baahi weyn u qabta garab-istaag.

Barnaamijku waxa uu qayb ka yahay mashruuca waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga, waxaana iska kaashada Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo hay’adda Relief International, waxaana maalgalisey dowladda Ingiriiska.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: