Madaxweynaha Dalka Zimbabwe oo Qarax ka badbaaday

HomeWararka

Madaxweynaha Dalka Zimbabwe oo Qarax ka badbaaday

Qarax xooggan ayaa laga maqlay garoonka kubadda Cagta Bulawayo halkaas oo Madaxweynaha Zimbabwe Emmerson Mnangagwa uu ka hadlayey ololihii doorashada

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Raysal Wasaare Khayre oo u ambabaxay wadanka Switzerland
Alshabaab iyo ciidamadda dowladda oo ku dagalamay Balcad

Qarax xooggan ayaa laga maqlay garoonka kubadda Cagta Bulawayo halkaas oo Madaxweynaha Zimbabwe Emmerson Mnangagwa uu ka hadlayey ololihii doorashada sidda ay shaacisay Warbaahinta dowladda.

Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow meeshii uu taagnaa Madaxweynaha Zimbabwe, waxaana la sheegay in Madaxweynaha uu badbaaday oo aysan waxyeelo soo gaarin.

“Madaxwayne Mnangagwa lama dhaawicin waxaa uu ku sugan yahay Aqalka Madaxtooyada Bulawayo,” afhayeenka madaxweyne George Charamba ayaa wargeyska u sheegay.

“Baaritaannada ayaa socda oo faahfaahin dheeraad ah ayaa la siin doonaa dadweynaha” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: