Madaxwaynaha Puntland oo soo bandhigay wax qabadkiisa muddo sanad ah (dhegayso)

HomeWararka

Madaxwaynaha Puntland oo soo bandhigay wax qabadkiisa muddo sanad ah (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inuu wax ka qabtay arrimaha caafimaadka, waxbarashada, dib u dhiska xarumaha booliska ee gobolada, waddooyinka iyo tayaynta shaqaalaha dowladda. Hadalkan ayaa Gaas waxaa uu ka sheegay mar uu soo bandhigayay waxqabadkiisa muddo sanad ah ee u kala dhaxeeya labada kal-fadhi 40aad iyo 41aad. hoos kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b2e2f41fd00000502a7abd6/Gaas+waxqabad.mp3  

Saxiixa ridka Guddoomiye Jawaari oo caawa maraya 193 xildhibaan (Akhriso)
XULASHADA DALJIR | FAADUMO DEGGAN DAAHIR | BOSAASO 14-AUGUST-2022
Madaxweyne deni oo goordhow furaya shirka Maalgashiga Puntland

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inuu wax ka qabtay arrimaha caafimaadka, waxbarashada, dib u dhiska xarumaha booliska ee gobolada, waddooyinka iyo tayaynta shaqaalaha dowladda.

Hadalkan ayaa Gaas waxaa uu ka sheegay mar uu soo bandhigayay waxqabadkiisa muddo sanad ah ee u kala dhaxeeya labada kal-fadhi 40aad iyo 41aad.

hoos kadhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: