Maamul goboleedkii u horeeyey oo soo dhoweeyey Heshiiskii Itoobiya iyo Soomaaliya(dhegayso)

HomeWararka

Maamul goboleedkii u horeeyey oo soo dhoweeyey Heshiiskii Itoobiya iyo Soomaaliya(dhegayso)

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa dhowaan heshiis uu ku dhexmaray madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya iyo Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya, heshiis

RW Xasan Cali Khayre oo kormeeray Xarumo Cafimaad (Sawiro)
Xoghayaha dowlada hoose dagmada Burtinle oo amaro kaso saray gadidka qashinka qaada iyo bajaajleyd
Madaxweyne laftagareen oo Magacaabis sameyeey

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa dhowaan heshiis uu ku dhexmaray madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya iyo Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya, heshiiskan ayaa waxaa uu u badnaa iskaashi dhinacyada dhaqaalaha iyo maalgashiga afar dekedood oo Soomaaliya ku yaala , sida lagu cadeeyey warmurtiyeedkii laga soo saaray kulanka labada dhinac,

Balse raysl wasaaraha dalka Itoobiya Abey Axmed oo waraysi siiyay Telfishiinka dalkiisa ee EBC ayaa waxaa uu sheegay inay ku heshiiyeen madaxda Itoobiya iyo Soomaaliya in la sameeyo hal dal oo midaysan oo dhinacyada dhaqaalaha iyo ammaanka ka wada faa’iidaysta.

Madaxwaynaha maamulka Hirshabelle ayaa waxaa uu sheegay inuu soo dhowaynayo heshiiskan, isagoona dhanka kalle tilmaamay afarta dekedood ee lagu heshiiyay inay ku jirto dekedda Cadalle ee gobolka Shabeelada dhexe.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: