Madaxweyne laftagareen oo Magacaabis sameyeey

HomeWararka

Madaxweyne laftagareen oo Magacaabis sameyeey

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa waxaa uu waregto ku Magacaabey xilka Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose. Wareegtada ayaa lagu sheegay in Xilka guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Shabeellaha Hoose loo Magacaabey Maxamuud Axmed Maxamed Mahadalle (Mire).

Sheekh Mukhtaar Roobow oo gaaray Baydhabo (Sawiro)
Madaxweynaha Galmudug oo cafis u fidiyay sarkaal hub kala soo goostay Ahlusunna
Golaha Wasiiradda DDS oo kala diray Ciidamadda Liyuu Booliska

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa waxaa uu waregto ku Magacaabey xilka Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose.

Wareegtada ayaa lagu sheegay in Xilka guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Shabeellaha Hoose loo Magacaabey Maxamuud Axmed Maxamed Mahadalle (Mire).

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: