Kenya oo shaacisay magacyadda Askar Qarax looga dilay

HomeWararka

Kenya oo shaacisay magacyadda Askar Qarax looga dilay

Wargeyska Maalinlaha ee Nation ee ka soo baxa Nairobi waxa uu maanta qoray inay Dagaalamayaasha Alshabaab qoryo iyo rasaas ka qaateen Askartii Kenyank

Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)
Ciidamo horleh oo ka soojeeda gobolka Sool oo lagu soo dhoweeyey Tukaraq (dhegayso)
Wasaarada degaanka Puntland oo go’aamo kasoo saartay Ugaarsiga Xayawaanka diinka (dhegayso)

Wargeyska Maalinlaha ee Nation ee ka soo baxa Nairobi waxa uu maanta qoray inay Dagaalamayaasha Alshabaab qoryo iyo rasaas ka qaateen Askartii Kenyanka ee shalay lagu dilay qaraxii iyo weerarkii ka dhacay Deegaanka TARBAJI oo ka tirsan Degmadda Wajeer.

Wargeyska waxa uu soo xigtay Warbixin ay Boliska Kenya soo saareen oo lagu muujiyey inay Dagaalamayaasha Alshabaab horey u sii qaateen hubkii ay wateen 8-dii Askar ee Kenyanka ah ee lagu dilay qarixii shalay, oo ka koobnaa 5 Qoryaha AK 47 iyo G 3 iyo 540 xabbo ee rasaasta Qoryahaasi.

Warbixin loo diray Xarunta Dhexe ee Boliska Kenya ee magaalladda Nairobi ayaa lagu sheegay inay Alshabaab horey u qaateen qoryaha Askarta la dilay oo kala ahaa 5 qoryaha AK 47 iyo 3 qori oo noocoodu ahaa G 3

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 6 years ago

    I DON’T CARE!.WHY NOT?
    IS ISIS GOOD FOR THE JEWS=ISRAELI.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE
    ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI EX NAME ELLIOTE SHIMON 100% HE WAS MOSSAD AGENT.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    ISRAELI DID 9/11..
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO!.
    ISIS,ALSHABAB,BOKO,ALQACIDA IWM ISNOT MUSLIMS
    THEY ARE DEALERS=QANDARAASLAYAAL LA CAALAMIYEEYEY OO GACAN SAAR LA LEH SIRDOONO CAALAMIYA SIDA:- CIA,MI6,MOSSAD IWM
    ALWAYS PAPER & TOILET PAPER.
    Fiiro Gaara:-
    OSAMA BIN LADEN STILL ALIVE BAHAMAS!.
    OSAMA BINLADEN WUXUU KU NOOLYAHAY JAZIIRADA BAHAMAS!.
    SIDAASNA WAXAA NOO XAQIIJIYEY IDWARD SNOWDEN.
    (9/11 INSIDE JOBS)

DISQUS: 0