Wasaarada degaanka Puntland oo go’aamo kasoo saartay Ugaarsiga Xayawaanka diinka (dhegayso)

Xili Gudaha dalka lagu kala iibsanayo Xawayaanka loo yaqaan diinka ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay maamulada dalka iyo dowladda dhexe ee federaalka,kuwaas oo sheegay in xaaran tahay in diinka loo iib geeyo dalka dibadiisa.

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Degaanka iyo Duurjoogta Puntland oo maanta saxaafada kula hadlay Caasimadda Puntland ee Garowe ayaa sheegay in an marnaba loo dul qaadan doniin in diinka oo dalka kasi dabar go’aya in loo dhoofiyo dalka dibadiisa.

Koor ayaa sheegay in shaqsiyaadkii lagu arko iyago ugaarsanaya Xayawaankas talaabo cad laga qaadi doono sharcigana la horgeyndoono.

Dhinaca kale Agaasimaha ayaa sidoo kale wuxuu baaq u diray Gudoomiyaha goboladda,Isuduwayaasha degmooyinka iyo masuuliyiinta kale ugu baaqay inay ka hortagaan talaabaas lagu ugaarsanayo Diinka.

Hoos kadhegayso codka


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com