Laascanood oo lagu daadiyaay Warqado ay ku qornayeen”Jeegaani nama Juujubi karto Jihaadba no Balan ah ”

HomeWararka

Laascanood oo lagu daadiyaay Warqado ay ku qornayeen”Jeegaani nama Juujubi karto Jihaadba no Balan ah ”

Magaaladda Laascanood ee Xarunta Gobalka Sool ayaa maanta lagu arkay Gudaheeda Warqado farabaddan oo lagu cadayanayaay dhibaatada lagu hayo shacabka R

Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho oo dib loo furay
Ilhaan Cumar oo u dabaaldegtay sharci ay ansixintiisa ka hor timid
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (daawo)

Magaaladda Laascanood ee Xarunta Gobalka Sool ayaa maanta lagu arkay Gudaheeda Warqado farabaddan oo lagu cadayanayaay dhibaatada lagu hayo shacabka Reer sool ,gaar ahaan Lascanood.

Warqadahan lagu daadiyaay magaaladda laascanood waxaa ku Qornaa Erayo ay kamid ahayeen ‘Darwiish Lama Dulaysan karro Dagaalna Loogama Lib-Helo’

Warqadahan ayaa waxaa ku qornaa Sido kale Erayo kala duwan oo ku aadan dhibaatada shacabka lagu hayo waxaadna Mooda in shacabku ay yihiin Kuwa an Xor ahayn anan Cabiri karrin Fikirkooda Saliimka ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: