Banaanbax looga soo horjeedo Cabururinta lagu hayo Shacabka lascanood oo Gaalkcyo kadhacay (dhegayso)

HomeWararka

Banaanbax looga soo horjeedo Cabururinta lagu hayo Shacabka lascanood oo Gaalkcyo kadhacay (dhegayso)

Magaaladdda Gaalkcyo waxaa maanta isugu so baxay shacab Farabadan oo ka kala yimid xaafadaha Magaaladda Gaalkcyo kuwaas oo kaso horjeeday caburinta iyo dhibaatada uu maamulka somaliland ku hayo shacabka Magaaladda Laascanood. Wariye Hodan Sulub Diini ayaa Warbixintan Gaalkcyo kaso dirtay http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b268de7fd0000f5dda624b1/Warbixin++Bananbax+kadhacay+Gaalkcyo+Hodan+Sulub+Diini.mp3

Dagaalo laga soo warinayo Dagmada Wardheer ee Gobalka Doollo.
Odayaasha Dhaqanka ee Soo Xulay Xildhibanada Federaalka oo War Culus Soo Saaray (Akhri)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Magaaladdda Gaalkcyo waxaa maanta isugu so baxay shacab Farabadan oo ka kala yimid xaafadaha Magaaladda Gaalkcyo kuwaas oo kaso horjeeday caburinta iyo dhibaatada uu maamulka somaliland ku hayo shacabka Magaaladda Laascanood.

Wariye Hodan Sulub Diini ayaa Warbixintan Gaalkcyo kaso dirtay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: