Maalintii labaad oo dunida Muslim looga dabaal dagayo Ciida Barakaysan ee Fidriga

HomeWararka

Maalintii labaad oo dunida Muslim looga dabaal dagayo Ciida Barakaysan ee Fidriga

Waxaa maalintii labaad kasocda dunida Muslim dabaal degga munaasbadda ciidda barakaysan ee Ciidul Fidriga oo ay shalay ahayd maalintii koowaad, maadaa

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Xaggey maraysa doorashadda dalka Itoobiya?
Agab doorasho oo lagu wareejiyay Guddiyada doorashada Somaliland & Banaadiriga

Waxaa maalintii labaad kasocda dunida Muslim dabaal degga munaasbadda ciidda barakaysan ee Ciidul Fidriga oo ay shalay ahayd maalintii koowaad, maadaama habeen hore ay bisha Shiwaal ay dhalatay.

Munaasabado ayaa wali kasocda dunida Muslimka oo dhan, waxaana ka mid ah dalka Soomaaliya.

Munaasabadda Ciidda ee sanadkan ayaa imaanaysa xilli ammaanka Soomaaliya hormar laga gaaray sanadihii lasoo dhaafay, waxaana yaraaday falalkii shacabka iyo dowladda lagu dhibaateen jiray ee qaraxyada iyo dilalka aan macnaha ku fadhin.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0