Maalintii labaad oo dunida Muslim looga dabaal dagayo Ciida Barakaysan ee Fidriga

Waxaa maalintii labaad kasocda dunida Muslim dabaal degga munaasbadda ciidda barakaysan ee Ciidul Fidriga oo ay shalay ahayd maalintii koowaad, maadaama habeen hore ay bisha Shiwaal ay dhalatay.

Munaasabado ayaa wali kasocda dunida Muslimka oo dhan, waxaana ka mid ah dalka Soomaaliya.

Munaasabadda Ciidda ee sanadkan ayaa imaanaysa xilli ammaanka Soomaaliya hormar laga gaaray sanadihii lasoo dhaafay, waxaana yaraaday falalkii shacabka iyo dowladda lagu dhibaateen jiray ee qaraxyada iyo dilalka aan macnaha ku fadhin.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com