Rabshado kadhacay Magaaladda laascanood (dhegayso)

HomeWararka

Rabshado kadhacay Magaaladda laascanood (dhegayso)

Gacan ka hadal dhexmaray ciidamo Somaliland iyo dad shacab oo ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sababay dhaawaca laba ruux o

Ra’iisul Wasaare Rooble oo sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay Xaqiijinta qoondada Haweenka ee 30%
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Amniga iyo amnixumida GAALKACYO: Yay Gaalkacyo ku abaalmarisaa yay se kula xisaabtantaa oo hore xilkaas u hayey? (dhegayso)

Gacan ka hadal dhexmaray ciidamo Somaliland iyo dad shacab oo ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sababay dhaawaca laba ruux oo dumar ah.

Rabshadahan waxaa uu ka dhashay sida wararka aan ku helayno kadib gacan qaad dhexmaray askari iyo qof shacab ah, waxaana ay horseeday dibadbaxyo ka dhacay magaalada Laascaanood oo taagayro lagu gubay waddooyinka.

Wasiir kuxigeenka caafimaadka Puntland Dr Faarax Maxamed Warsame ayaa arrimahas Daljir uga waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: