Ururka Minhaaj Garoowe  oo 90- carruur oo agoomo ah dharkii ciidda ugu deeqay (dhegayso)

HomeWararka

Ururka Minhaaj Garoowe oo 90- carruur oo agoomo ah dharkii ciidda ugu deeqay (dhegayso)

Iyadoo saacado tirsani ay inaga xigaan ciidul fidriga ayaa waxaa meelo kala duwan oo Magaalada Garoowe ah ka socda Barnaamijyo lagu ciid-siinayo carru

Dhoolawaa: “Shidaal Soomaaliyeed la xaraashi mayo ee xogaha Spectrum baa la kala gadanayaa” (dhegayso|daawo)
Kalanka xoojinta Nabada Gobalka Mudug oo Nairobi lagu qabtay.
Xaalado Cusub oo COVID19 Ah oo Laga Diiwaan Geliyay Puntiland, Gobalka Banaadir, Somaliland Iyo Koonfur Galbeed
Iyadoo saacado tirsani ay inaga xigaan ciidul fidriga ayaa waxaa meelo kala duwan oo Magaalada Garoowe ah ka socda Barnaamijyo lagu ciid-siinayo carruurta agoomaha ah ee kunool Caasimada .
Mu’asasada Alminhaaj xafiiskeeda Magaalada Garoowe ayaa u istaagay siddii uu u ciidsiin lahaayeen 90 carruur ah .
Guddoomiyaha Xafiiska mashaariicda Mu’asasada Alminhaaj  ee Gobolka Nugaal Dayib ciise Axmed ayaa waxaa uu ka warbixiyay carruur agoon ah oo ay ku ciid-siiyeen Garoowe .

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: