Ururka Minhaaj Garoowe oo 90- carruur oo agoomo ah dharkii ciidda ugu deeqay (dhegayso)

Iyadoo saacado tirsani ay inaga xigaan ciidul fidriga ayaa waxaa meelo kala duwan oo Magaalada Garoowe ah ka socda Barnaamijyo lagu ciid-siinayo carruurta agoomaha ah ee kunool Caasimada .
Mu’asasada Alminhaaj xafiiskeeda Magaalada Garoowe ayaa u istaagay siddii uu u ciidsiin lahaayeen 90 carruur ah .
Guddoomiyaha Xafiiska mashaariicda Mu’asasada Alminhaaj  ee Gobolka Nugaal Dayib ciise Axmed ayaa waxaa uu ka warbixiyay carruur agoon ah oo ay ku ciid-siiyeen Garoowe .

Hoos kadhegayso


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com