Magaalada Garoowe oo siwayn looga dareemayo soo dhowaynta Ciidda (dhegayso)

Guud ahaanba dunida muslimka ayaa waxaa kasocda diyaar garowga ciidda barakaysan ee Ciidul Fidriga, Soomaaliya ayaa ka mid ah meelaha laga dareemayo.

Magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland waxaa ka socda dhaqdhaqaaq wayn o diyaar garow oo shacabku ay ugu jiraan ciidda oo ay maalmo kooban ka harsantahay.

Hoos kadhegayso warbixin wariyaheena Xaawo Axmed ay ka diyaarisay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com