Wadayaasha Gaadiidka Bajaajta oo Muqdisho ka sameeyey dibadbaxyo (dhegayso)

HomeWararka

Wadayaasha Gaadiidka Bajaajta oo Muqdisho ka sameeyey dibadbaxyo (dhegayso)

Wadayaasha gaadiidka Bajaajta ee ka shaqeeya magaalada Muqdisho ayaa sameeyey dibadbaxyo ay kaga cabanayaan xirnaashiyaha waddooyinka Muqdisho oo ay dowladdu xirtay. Ciidamada ammaanka ee Dowladda Soomaaliya ayaa xiray waddooyinka qaar ka mid ee magaalada Muqdisho, waxaana ay ka dambaysay kadib digniino soo baxay oo ku saabsan weeraro ka yimaada Al-shabaab. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b1e541c010100064a22e74a/war+waaberi+banaanbax+ay+sameyeen+darawalada+kashaqeysata+bajaajta+.mp3  

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Cisbitaalka Garoowe ku booqday dhaawacyaddi Laascanood laga keenay.
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
BURKINAFASO: SHEEKADA FILIM LAGU JIRAY PUNTLAND OO LAGA DOORATAY IN KABADAN 1,700 OO FILIM (daawo)

Wadayaasha gaadiidka Bajaajta ee ka shaqeeya magaalada Muqdisho ayaa sameeyey dibadbaxyo ay kaga cabanayaan xirnaashiyaha waddooyinka Muqdisho oo ay dowladdu xirtay.

Ciidamada ammaanka ee Dowladda Soomaaliya ayaa xiray waddooyinka qaar ka mid ee magaalada Muqdisho, waxaana ay ka dambaysay kadib digniino soo baxay oo ku saabsan weeraro ka yimaada Al-shabaab.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: