Wadayaasha Gaadiidka Bajaajta oo Muqdisho ka sameeyey dibadbaxyo (dhegayso)

Wadayaasha gaadiidka Bajaajta ee ka shaqeeya magaalada Muqdisho ayaa sameeyey dibadbaxyo ay kaga cabanayaan xirnaashiyaha waddooyinka Muqdisho oo ay dowladdu xirtay.

Ciidamada ammaanka ee Dowladda Soomaaliya ayaa xiray waddooyinka qaar ka mid ee magaalada Muqdisho, waxaana ay ka dambaysay kadib digniino soo baxay oo ku saabsan weeraro ka yimaada Al-shabaab.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com