Warbixinta TARTAN & TACLIIN: Wareeggii 4aad habeenkiisii 1aad (dhegayso) 

HomeWararkaMaqaalo Kale

Warbixinta TARTAN & TACLIIN: Wareeggii 4aad habeenkiisii 1aad (dhegayso) 

*** SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, oo su’aalaha SOMTEL ka jawaab kuna guulayso abaalmarinta SOMTEL. TAR

BADBAADO: HALISTA COVID-19 WELI WAA MIG TAAGAN LEHNA SAAMEYN DARAN
BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 5aad)
Xildhibaan Mukhtaar Cabdiraxmaan Axmed oo ka hadlay Daahfurka Daraasadda Biyo Mareenada Garoowe.

***

SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, oo su’aalaha SOMTEL ka jawaab kuna guulayso abaalmarinta SOMTEL. TARTAN & TACLIIN kala soco Radio Daljir!

***

Barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo ay maalgaliso shirkada Somtel baa galay wareeggiisii 4aad, habeenkii kowaad, waxaana ku tartamay dugsiyada sare ee Maxamed Cawaale Sare Bossaso iyo Shiikh Xasan Daahir Sare Cagaaran. Hoos ka dhegayso natiijada tartanka.

Habeen dambe waxaa tartami doona labada dugsi sare ee Cabdullaahi Ibraahim Sare Ufeyn iyo Eyl Sare.

Barnaamijka Tartan iyo Taclin waxaa sahlay shirkadda SOMTEL, waxaana qayb ka ah Jaamacada Badda Cas, dalladda waxbarashada ahliga ah ee Pen, Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland, iyo waliba Radio daljir oo aad baahinta habeen walba kala socotaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: