Warbixinta TARTAN & TACLIIN: Wareeggii 4aad habeenkiisii 1aad (dhegayso) 

Warbixinta TARTAN & TACLIIN: Wareeggii 4aad habeenkiisii 1aad (dhegayso) 

***

SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, oo su’aalaha SOMTEL ka jawaab kuna guulayso abaalmarinta SOMTEL. TARTAN & TACLIIN kala soco Radio Daljir!

***

Barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo ay maalgaliso shirkada Somtel baa galay wareeggiisii 4aad, habeenkii kowaad, waxaana ku tartamay dugsiyada sare ee Maxamed Cawaale Sare Bossaso iyo Shiikh Xasan Daahir Sare Cagaaran. Hoos ka dhegayso natiijada tartanka.

Habeen dambe waxaa tartami doona labada dugsi sare ee Cabdullaahi Ibraahim Sare Ufeyn iyo Eyl Sare.

Barnaamijka Tartan iyo Taclin waxaa sahlay shirkadda SOMTEL, waxaana qayb ka ah Jaamacada Badda Cas, dalladda waxbarashada ahliga ah ee Pen, Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland, iyo waliba Radio daljir oo aad baahinta habeen walba kala socotaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com