Xildhibaano xalay lagu dilay Balcad oo maanta Aas lo sameyaay (Sawiro)

HomeWararka

Xildhibaano xalay lagu dilay Balcad oo maanta Aas lo sameyaay (Sawiro)

Allaha u Naxariistee waxaa Maanta Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle lagu Aasay Xildhibaanadii hir-Shabeelle iyo guddoomiye ku xigeenki

Guddoomiyaha degmadda Boocame oo beeniyey in Somaliland la wareegtay degmadaas (dhegayso)
Madaxweyne Deni ayaa kulan la qaatay Ururada Bulshada Rayidka ah iyo Guddiga Shirka Maalgashiga.
Diyaaradaha dagaalka Israel oo duqeeyay Marinka Gaza

Allaha u Naxariistee waxaa Maanta Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle lagu Aasay Xildhibaanadii hir-Shabeelle iyo guddoomiye ku xigeenkii degmada Raaga Ceelle ee shalay weerarka lagu dilay.

Aaska ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle,Xildhibaano,Wasiiro ka tirsan Hir-Shabeelle iyo Ehelada Marxuumiinta.

Sidoo kale saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa Aaska ka qeyb galay,iyaga oo dhammaan Alle uga baryey masuuliyiintaas in uu Janada ka Waraabiyo.

Mas’uuliyiintii halkaasi lagu aasay ayaa kala ahaa Xildhibaan Ismaaciil Muumin Hilowle iyo Xildhibaan Sheekh Cabdi Mukhtaar, oo Hirshabeelle ka tirsanaa iyo Guddoomiye kuxigeenkii Raage Ceelle Muuse Afweyne.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: