Gobolka Sanaag oo laga muujiyay taageeridda ciidamada difaaca Puntland ee Sool (dhegayso)

HomeWararka

Gobolka Sanaag oo laga muujiyay taageeridda ciidamada difaaca Puntland ee Sool (dhegayso)

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayo ciidamada difaaca ee Puntland ayaa kadhacay magaalada Ceelbuh ee gobolka Sanaag. Dadka ayaa muujiyay inay taageersanyihiin ciidamada difaaca ee Puntland ee ku howlan soo celinta degmooyinka Somaliland ay kusoo duushay. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b15156c01010008f81f7907/ceel+buh+.mp3

Sheekh Nuur Baaruud: “Xildhibaankii Mooshin Keena waa Garaacaynaa illaa uu ka Suuxo” (daawo)
Caruurta Darbi jiifka ah oo ku dayacan Boosaaso (Dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayo ciidamada difaaca ee Puntland ayaa kadhacay magaalada Ceelbuh ee gobolka Sanaag.

Dadka ayaa muujiyay inay taageersanyihiin ciidamada difaaca ee Puntland ee ku howlan soo celinta degmooyinka Somaliland ay kusoo duushay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: