Gobolka Sanaag oo laga muujiyay taageeridda ciidamada difaaca Puntland ee Sool (dhegayso)

Gobolka Sanaag oo laga muujiyay taageeridda ciidamada difaaca Puntland ee Sool (dhegayso)

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayo ciidamada difaaca ee Puntland ayaa kadhacay magaalada Ceelbuh ee gobolka Sanaag.

Dadka ayaa muujiyay inay taageersanyihiin ciidamada difaaca ee Puntland ee ku howlan soo celinta degmooyinka Somaliland ay kusoo duushay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com