Dowladda Faderaalka oo Hal Milyan oo doolar ugu deeqday Somaliland (dhegayso)

Dowladda Faderaalka oo Hal Milyan oo doolar ugu deeqday Somaliland (dhegayso)

Raysal wasaare kuxigeenka xukuumadda faderaalka Mahdi Maxamed Khadar iyo wasiirka maaliyadda ee dowladda faderaalka Cabdiraxmaan Ducaalle Bayle ayaa maanta kaga dhawaaqay magaalada Muqdisho dhaqaalle gaaraya hal milyan oo ay dowladda ay ugu deeqday Somaliland.

Waxaa ay sheegeen in wax looga qabto arimaha duufaanada ku dhuftay Somaliland.

Roobabkii dabaylaha watay ee ku dhuftay Puntland iyo Somaliland ayaa sababay khasaare badan oo naf iyo maalba isugu jira, mana jirto wax taageero ah oo ka yimid dowladda dhexe oo la gaarsiiyay deegaamada Puntland ee ay waxyeeladu gaartay.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com