Odayaasha Gurtida Cabudwaaq oo kabaxay Maamulka Galmudug (dhegayso)

HomeWararka

Odayaasha Gurtida Cabudwaaq oo kabaxay Maamulka Galmudug (dhegayso)

Golaha Odayaasha Gurtida ee Magaaladda Caabudwaaq oo maanta kulan ku yeeshay magaaladdas ayaa sheegay in aysan Marnaba kamid ahayn Maamulka Galmudug ee uu Hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf,iyago sido kale ka hadlay Arrimaha Khilaafka ee maamulkaas Wariye Khadro Axmed ayaa Cabudwaaq kaso dirtay Warbixintan http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b0ee924040100218e009694/Warbixin+Odoyaasha+Guurtida+degmada+Caabudwaaq+ayaa+sheegay+in+aysan+kamid+Galmudug+Bye+Khadro+Axmed+Xuseen.mp3

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo Garoowe kusoo laabtay ,kana warbixiyaay Shirkii Nigeria (dhegayso)

Golaha Odayaasha Gurtida ee Magaaladda Caabudwaaq oo maanta kulan ku yeeshay magaaladdas ayaa sheegay in aysan Marnaba kamid ahayn Maamulka Galmudug ee uu Hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf,iyago sido kale ka hadlay Arrimaha Khilaafka ee maamulkaas

Wariye Khadro Axmed ayaa Cabudwaaq kaso dirtay Warbixintan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: