Site icon Radio Daljir

Odayaasha Gurtida Cabudwaaq oo kabaxay Maamulka Galmudug (dhegayso)

Golaha Odayaasha Gurtida ee Magaaladda Caabudwaaq oo maanta kulan ku yeeshay magaaladdas ayaa sheegay in aysan Marnaba kamid ahayn Maamulka Galmudug ee uu Hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf,iyago sido kale ka hadlay Arrimaha Khilaafka ee maamulkaas

Wariye Khadro Axmed ayaa Cabudwaaq kaso dirtay Warbixintan
https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b0ee924040100218e009694/Warbixin+Odoyaasha+Guurtida+degmada+Caabudwaaq+ayaa+sheegay+in+aysan+kamid+Galmudug+Bye+Khadro+Axmed+Xuseen.mp3?_=1

Back to Home page