Madaxwayne Farmaajo oo Booqasho aan horay loo sii shaacin ku tagay dalka Kenya (sawiro)

HomeWararka

Madaxwayne Farmaajo oo Booqasho aan horay loo sii shaacin ku tagay dalka Kenya (sawiro)

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa booqasho aan horay loo sii shaacin ku gaaray magaalafa Nairobi ee xaru

Qalabkii dhamaystirka garoonka kubadda cagta Boosaaso oo dekadda laga dajiyeey
Wacaal daray ah: Qarax khasaare gaystay oo lala eegtay ciidamo Itoobiyaan
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa booqasho aan horay loo sii shaacin ku gaaray magaalafa Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Wafdiga madaxwaynaha ayaa waxaa ka mid ah goaha xukuumadda iyo baarlamaanka Soomaaliya, waxaana la filayaa inu la kulmo dhigisa dalka Kenya Uhuru Kenyata o ay ka wadli doonaan armo quseeya xiriirka labada dal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: