Ciidamada degaanka Darusalam ee gobalka Mudug oo howlgal sameyaay (dhegayso)

HomeWararka

Ciidamada degaanka Darusalam ee gobalka Mudug oo howlgal sameyaay (dhegayso)

Taliye kuxigeenka Ciidamada Booliska ee Deegaanka Daaru-salaam ee Gobolka Mudug oo xigta dhanka xadka itoobiya iyo Puntland ay wadaagaan , Xuseebn C

Madaxweynaha Jubbaland oo xafiiskiisa ku qaabilay Madax ka socota Hay’adaha Cafimaadka
Kismaayo Shan Caruur ah Ayaa Ku Dhintay Dab Qabsaday Hoygoodii (Sawiro)
Qaraxa Bossaso: Waraysi Taliyaha Qaybta iyo Wararkii ugu Danbeeyey ee Ismiidaaminta

Taliye kuxigeenka Ciidamada Booliska ee Deegaanka Daaru-salaam ee Gobolka Mudug oo xigta dhanka xadka itoobiya iyo Puntland ay wadaagaan , Xuseebn Cabdi Cali oo Waraysi Gaar ah siiyay maanta Radio Daljir ayaa waxa uu ka hadlay Howlgalo ay Ciidamada ka sameeyeen Deegaanka laguna baacsanayay dadka Raashiinka kariya xiliyada ramadaanta iyo iska horimaad dhawaan ka dhacay Deegaanka oo uu ku Dhaawacmay Taliyihii Ciidamada Booliska ee Deegaanka , ayna ku Geeriyootay ruux dumar ah oo ay xabad wiifto ah ay gurigeeda ugu tagtay .

Taliyaha ayaa Bogaadiyay dhanka kale Howlgalka Dib uxoraynta Ciidamada Puntland ee Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool , waxaan uu sheegay in ay garab taagan yihiin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: