Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed Kasoo Saartay Eedaymaha Somaliland

HomeWararka

Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed Kasoo Saartay Eedaymaha Somaliland

Dowladda Puntland ayaa beenisay inay jiraan wax door ah oo ay dowladda faderaalka Soomaaliya ka qaadanayso colaadda kala dhaxeeya maamulka Somaliland

Nin ka mid ah soddomeeyo dhallinyaro ah oo maraykanka ugu xiran burcad- badeednimo (dhegayso)
MAANHADAL: Dawlada Federalka ah iyo Madaxweyne Deni oo ku dul hardamaya maamulka Curdinka ah ee SSC Khaatumo iyo Cawaaqibka ka dhalan kara?
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Dowladda Puntland ayaa beenisay inay jiraan wax door ah oo ay dowladda faderaalka Soomaaliya ka qaadanayso colaadda kala dhaxeeya maamulka Somaliland ee gobolka Sool.

Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Puntland ayaa lagu sheegay eedaymaha madaxwaynaha Somaliland ee ah inay soo weerartay dowladda faderaalka Soomaaliya uu yahay mid uu ku kicinayo shacabka Somaliland oo been uu ugu sheegayo, waxaana ay Puntland ay sheegtay in dagaalka markii horeba inay soo qaaday oo uu ku dhawaaqay madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Hoos ka akhriso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: