HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka ugu baaqay Xoojinta dagaalka Shabaab (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in amniga dalka loo baahan yahay in dadka Soomaaliyeed ay siwadajir ah uga wada qeyb

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Galmudug oo lasoo saaray
Wacaal daray ah: jabhadda xoreynta ONLF oo taageertay Madaxweyne Mustafe Cumar ugana digtay Itoobiya faragalinta gobolka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in amniga dalka loo baahan yahay in dadka Soomaaliyeed ay siwadajir ah uga wada qeyb qaataan,isla markaana lagu dadaalo sidii loo sugi lahaa.

Waxa uu sheegay in Al-Shabaab ay dhibaato weyn ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed,isla markaana maalin walba ay dadka dhibaateeyaan sida uu hadalka u dhigay,

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in aan dowladda kaliya lagu haleyn sugida amniga dalka balse looga baahan yahay in Shacabka ay Ciidamada kala Shaqeeyeen sidii amniga dalka loo xaqiijinlahaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: