Somaliland oo sheegtay inay Puntland ka fa’iidaystay intay ku mashquulsanayan Gargarka Deganadu dufaantu ku dhufatay

HomeWararka

Somaliland oo sheegtay inay Puntland ka fa’iidaystay intay ku mashquulsanayan Gargarka Deganadu dufaantu ku dhufatay

Dagaal xoogan wuxuu wali kasocdsa degaanka Tukaraq ee gobalka Sool wuxuuna dagaalka saaka uu yahay mid xoogan oo khasaare kala duwan uu kadhashay,iyad

RW Xasan Cali Khayre oo kormeeray Xarumo Cafimaad (Sawiro)
WARARKII UGU DAMBEEYAY EE COVID-19 SOOMAALIYA (Akhriso)
Dad shacab ah oo ku dhintay Cagaf la rogmatay Baladweyne (Sawiro)

Dagaal xoogan wuxuu wali kasocdsa degaanka Tukaraq ee gobalka Sool wuxuuna dagaalka saaka uu yahay mid xoogan oo khasaare kala duwan uu kadhashay,iyado hubka noocyadiisa kala duwan la isku adeegsanayo saaka.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Wakalada Wararka somaliland la hadlay ayaa sheegay in Puntland ay ka fa’iidaystay inaty ku mashquulsanayd gaargarka ay somaliland kawaddo gobalada dufaantu ku dhufatay,isago sheegay in la iska difaacay Puntland.

Wixii kuso kordha Daljir kalasoco

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: