Lataliye Axmed Cabdullaahi Cabdille: “Puntland waxa ay gacan u fidineysaa dhibbanayaasha Ceel Afweyn”

HomeWararka

Lataliye Axmed Cabdullaahi Cabdille: “Puntland waxa ay gacan u fidineysaa dhibbanayaasha Ceel Afweyn”

Lataliyaha Madaxweynaha Puntland ee dhanka biyaha iyo tamarta, Md. Axmed Cabdille, ayaa Daljir uga warramay dagaalka ay Soomaliland ku soo qaaday Punt

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay dagaal horleh oo ka dhan ah Al-Shabaab
SOMTEL OO SHACABKA USOO BANDHIGTAY FURSAD AY KU HELI KARAAN HADIYADO QAALI AH

Lataliyaha Madaxweynaha Puntland ee dhanka biyaha iyo tamarta, Md. Axmed Cabdille, ayaa Daljir uga warramay dagaalka ay Soomaliland ku soo qaaday Puntland, waxa uuna sheegay in Puntland ay diyaar u tahay difaaca dalka iyo dadka Puntland, degdegna loo soocelinayo dhulka gardarada lagu haysto.

Dhanka kale, Lataliyuhu waxa uu nooga warramay dagaalka ay xukuumadda Muuse Biixi ku hayso shacabka deegaanada Ceel Afweyn, asaga oo sheegay in Puntland ay gacan u fidinayso dadka Soomaaliyeed ee reer Ceel Afweyn oo lagu hayo dagaal joogto ah oo qabiilaysan.

CabdiXakiin Xuseen Xasan ayuu Lataliyihi u waramay.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: