cWeli Ducaale Cilmi: Waddooyinka Garoowe ha loo sameeyo shacab-mareen (dhegayso)

HomeWararka

cWeli Ducaale Cilmi: Waddooyinka Garoowe ha loo sameeyo shacab-mareen (dhegayso)

Cabdiweli Ducaale Cilmi oo xukuuumadan Gaas ee hadda talada haysa iska casilay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ayaa waraysi gaar ah oo u

Madaxweyne Farmaajo oo Tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan CXD
Madaxweyne Farmaajo: “Waxaan oofinay balamihii aad inoo dirteen oo ah bixinta mushaarka iyo raashinka
Nabadoonada gobalka Mudug oo tacsiyadeyeey geeridi AUN Wasiirki degaanka Puntland (dhegayso)

Cabdiweli Ducaale Cilmi oo xukuuumadan Gaas ee hadda talada haysa iska casilay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir wuxuu ka hadlay horumarka ka socda magaalada Garoowe iyo waxyaabaha loo baahan yahay inta magaaladu aysan sii fidin in wax laga qabto .

Cabdiweli ayaa u soo jeedshay dawladda hoose iyo shacabka in ay iska kaashadana sidii waddooyinka magaalada ee la dayactiray ama laamiyada ah loogu sameyn lahaa shacab-mareen si loo yareeyo khatarta dadka ka soo gaari karta baabuuurta isticmaasha waddooyinka ciriiriga ah ee magaalada. Sidoo kalena ay shacabku u helaan dariiq ay raaxo ku maraan, si loo yareeyo raaca gadiidka ee joogtada noqday.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: