Shacab ka baracakay Xaafadaha u dhow Xeebta Bosaso (dhegayso)

HomeWararka

Shacab ka baracakay Xaafadaha u dhow Xeebta Bosaso (dhegayso)

Laba qoys oo ayaa ka barakacay xaafadaha u dhow xeebta magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari, kadib markii ay baddu kacday. Maamulka degmada Bosaso ayaa ka qaybgalay daad guraynta shacabka, waxaana ay kusoo beegmaysaa iyadoo duufaanta AO1 ee xeebaha Badda Cas laga dareemay deegaamada xeebaha ee Puntland. Hoos kadhagayso warbixinta http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5afffcf2ff000009c54b6f60/Wabixinta+kaamamka+barakacayaasha+Bosaaso+.mp3

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Itoobiya & Dowladda oo sheegtay inay qabsatay magaalooyin hor leh
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Abwaanad Qaranjecel oo Tahriibta gabay ka tirisay (daawo)

Laba qoys oo ayaa ka barakacay xaafadaha u dhow xeebta magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari, kadib markii ay baddu kacday.

Maamulka degmada Bosaso ayaa ka qaybgalay daad guraynta shacabka, waxaana ay kusoo beegmaysaa iyadoo duufaanta AO1 ee xeebaha Badda Cas laga dareemay deegaamada xeebaha ee Puntland.

Hoos kadhagayso warbixinta

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: