Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo Magacaabay Agaasimaha Wasaaradda Kalluumaysiga

HomeWararka

Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo Magacaabay Agaasimaha Wasaaradda Kalluumaysiga

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabey Agaasima Guud Ee Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cab

Shacabka degmada Bareeda oo si isku tashi ah mashaariici uga hirgaliyay degmada (dhegayso)
Madaxweynaha Jubbaland oo la xisaabtamaya Hay’addaha Samafalka
Cabdi kariim Qalbi dhagax oo markii ugu horeysay ka hadlay sii deyntiisa (dhegayso)
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabey Agaasima Guud Ee Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13 May 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda.
Xeer Madaxweyne Lr. 59 May 13, 2018, kuna saabsan magacaabid Agaasime Guud.
Madaxweynaha Dawladda Puntland.
Markuu arkay: Dastuurka dawladda Puntland.
Markuu Tixgeliyey: Aqoontiisa Shaqo.
Waxuu Xeeriyey:
1. Waxaa Waxaa Farxaan Cali Xirsi Loo Magacaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Kaluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland.
2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.
=DHAMMAAD=
XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: