Cabdi kariim Qalbi dhagax oo markii ugu horeysay ka hadlay sii deyntiisa (dhegayso)

Cabdi kariim Qalbi dhagax oo markii ugu horeysay ka hadlay sii deyntiisa (dhegayso)

Muwaadin CabdiKariim Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Madaxda Jabhada ONLF ee dagaalka kula jirta dowladda Itoobiya,isla markaana dowladda Soomaaliya ay ku wareejisay dalkaas ayaa hadlay kadib siideyntiisii.

Qalbi-dhagax oo ku sugan Magaalada Adis ababa ayaa u mahad celiyey Shacabka soomaaliyeed oo uu sheegay in ay ahaayeen kuwo ka dhiidhiyey falkii Itoobiya loogu soo wareejiyey oo ay Shaqsiyaad yar ay geysteen sida uu sheegay.

Dhinaca kale waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray in Shacabka Soomaaliyeed meel walba ay joogaan ay yihiin dad mid ah oo leh hal cadaw,isla markaana ay ka guuleysan doonaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com