HomeUncategorized

Dhegayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir , Warar, Warbixino iyo Waraysiyo Xiisabadan (Maqal)

Caawa iyo Daljir Oct 11-12_ Khadar C Ismaaciil,_ Daljir Buuhoodle_ Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku laabtay,Puntland oo Daawooyin lagu wareejiyey, Ciidamo Ethipian ah oo maanta gaarey degmada Luuq ee gobolka Gedo, & Madaxweynaha Galmudug oo lagu weeraray Hobyo.

Maraykanka oo Sheegay in Siyaasaddooda Somaliya aan wax Isbadal ah lagu samaynin
Wasaaradda Xanaanada xoolaha Puntland oo tababar usoo xirtay dhaqaatiir ka shaqeynaya daryeelka caafimaadka Xoolaha.
Musharax Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka tanaasulay tartanka doorashada dhow ee Puntland

Caawa iyo Daljir Oct 11-12_ Khadar C Ismaaciil,_ Daljir Buuhoodle_ Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku laabtay, Puntland oo Daawooyin lagu wareejiyey, Ciidamo Ethipian ah oo maanta gaarey degmada Luuq ee gobolka Gedo, & Madaxweynaha Galmudug oo lagu weeraray Hobyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: