Madaxwaynaha Puntland oo Furay Imtixaanka Shahaadiga ee Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Madaxwaynaha Puntland oo Furay Imtixaanka Shahaadiga ee Puntland (dhegayso)

Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta furay imtixaankii shahaadiga ahaa ee deegaamada Puntland. Madaxwaynaha ayaa

Qaar kamid ah Musharrixinta Galmudug oo diiday ka qayb galka doorashada
Shir heer Caalami ah oo ka Furmaya Muqdisho
MUXUU AHAA UJEEDKA HOWLGALKA CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND AY KASAMEEYEEY MAGAALADA BUUHOODLE?

Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta furay imtixaankii shahaadiga ahaa ee deegaamada Puntland.

Madaxwaynaha ayaa abaare tobankii barqanimo ku daahfuray imtixaanka magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland, waxaana u farriistay guud ahaan gobolada Puntland shan iyo toban kun oo arday, ilaa iyo boqol goobood.

Hoos kadhagayso hadalkii madaxwaynaha uu ujeediyay ardayda fasalka 8aad iyo dugsiga sare ee Form 4.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: