Shirki Golaha Wasiiradda Puntland oo looga hadlay Xaaladda Dalka (Akhriso)

HomeWararka

Shirki Golaha Wasiiradda Puntland oo looga hadlay Xaaladda Dalka (Akhriso)

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Puntland, Safarkii Madaxweynaha ee Isutagga Imaaraatka Carabta, Curashada Guga iyo Saamaynta Abaaraha iyo Imtixaanada Dugsiyada sare iyo Dhexe ee Puntland.

Warka Duhurnimo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Maleeshiyaad Oromo ah oo qoys Soomaali ah ku dilay Nageyle (dhegayso)

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Puntland, Safarkii Madaxweynaha ee Isutagga Imaaraatka Carabta, Curashada Guga iyo Saamaynta Abaaraha iyo Imtixaanada Dugsiyada sare iyo Dhexe ee Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: