Culumadda Qardho oo ku baaqay mideeynta Adaanka Xiliga ramadaanka (dhegayso)

Culumadda Qardho oo ku baaqay mideeynta Adaanka Xiliga ramadaanka (dhegayso)

Qaar kamid ah Culumadda Kunool Magaaladda Qardho ee xarunta Gobalka karkaar ayaa ku baaqay in la mideeyo adaanka xiliga bisha Ramdaan ,iyado Culumadda ugu baaqeen Imaamyadda masaajidada qardho inay arrinkas fuliyaan.

Sheekh Cabdulaahi Huruuse oo kamid ah Culumadda Qardho oo Daljir Qardho nagu soo booqday ayaa sheegay in loo bahanyahay in la mideeyo xiliga adaanka salaada Bisha Ramadaan inta lagu guda jirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com