MARTISOOR: Prof Yaasin Beeldaaje iyo Faragalinta Somaaliya & Dowladaha Shisheeye

MARTISOOR: Prof Yaasin Beeldaaje iyo Faragalinta Somaaliya & Dowladaha Shisheeye

Kulanti wacan dhegaystiyaal kusoo dhawadda Barnaamijka Martisoor oo ah Barnaamij todobaadle ah oo khamiis walba kabaxa Xarumaha Daljir ee Somaaliya ,todobaadkan waxaa ku marti ah Prof Yaasin Beeldaaje oo kamid ah aqoonyahanada Somaliyeed ee ku sugan Guddaha dalka ,waxaana uga hadli doona faragalinta waddamadda shisheeye ee Somaaliya.

Barnaamijka waxaa Studiyaha Daljir ee Boosaaso kaso jeedinaya Axmed sheekh Maxamed (Tallman)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com