Wasaaradda Beeraha Puntland oo ka jawaabtay Cabasho katimid Beerlayda Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Wasaaradda Beeraha Puntland oo ka jawaabtay Cabasho katimid Beerlayda Puntland (dhegayso)

Agaaaysimaha guue ee wasaarradda beeraha Puntland iyo gudoomiyaha beeralayda gobolka nugaal oo manata soo booqday xarunta Xarunta Radio daljir ee Garo

Howlgalo dad lagu soo qabtay oo Gaalkacyo ka socda (Daawo)
Siyaasi Xaraare: “Waa Marin-habaabin doorasho qof iyo cod ah oo dawladda dhexe ah” (daawo)
Shacabka Puntland oo ka Carooday qoraal BBC qortay (dhegayso)

Agaaaysimaha guue ee wasaarradda beeraha Puntland iyo gudoomiyaha beeralayda gobolka nugaal oo manata soo booqday xarunta Xarunta Radio daljir ee Garoowe ayaa ka jawaabay Cabasho uu dhawaan radio daljir ka jeediyay gudoomiyaha beeralayda Puntland Cabdi Casiis Ismaciil garaad oo u sheegay inaysan wasaaradda beeruhu u shaqeyn sidii la rabay.

Ibaraahin Xareed Cali Agaasimaha guuud ee wasaaaradda beeraha ayaaana sheegay inaysan Cabdi Casiis Ismaciil garaad u Aqoonsanayn inu yahay gudoomiyaha daladda beeralayda Puntland waa sida uuu hadalka u dhigay.

Dhinaca Kale gudoomiyaha beeralayda gobolka nugala ayaa isna ka hadlay arintaa ku aadan Cabashadda katimid Guddoomiyaha Beerlayda Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: