Madaxweynihii Horre Ximin iyo Xeeb oo Cabudwaaq gaaray (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynihii Horre Ximin iyo Xeeb oo Cabudwaaq gaaray (dhegayso)

Magaaladda Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud waxaa maanta gaaray si heer sare ahna loogu soo dhaweyaay Madaxweynihii horre ee maamulki Ximin iyo xeeb Ma

Madaxweynaha Puntland oo imaraadka u dhoofay (Daawo)
Dowladda Shiinaha oo ka jawaabtay taageeradii uga timid Soomaaliya
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 90aad (dhegayso)

Magaaladda Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud waxaa maanta gaaray si heer sare ahna loogu soo dhaweyaay Madaxweynihii horre ee maamulki Ximin iyo xeeb Maxamed Aadan Ticeey ,halkaas oo lagu soo dhaweyaay meel magaladda Kabaxsan.

Ticeey waxaa kusoo dhaweyaay Cabudwaaq Maaamulka degmadda ,Nabadoono ,Wasiiro katirsan Galmudug iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Cabudwaaq.

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintan kaso diray Cabudwaaq

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: