Cabudwaaq : Ciidamadda Nabadsugidda Dowladda oo Burburiyaay Goobo sharci darro ah (dhegayso)

Cabudwaaq : Ciidamadda Nabadsugidda Dowladda oo Burburiyaay Goobo sharci darro ah (dhegayso)

Ciidamadda Dowladda Federaalka Somaaliya ee qeybta 21 -aad gaar ahaan Ciidamadda Nabadsugidda ayaa maanta ka sameyaay Bur burinta goobo ay ku shegeen sharci darro ,iyago burburiyeey Baraago laga qoday inta u dhaxaysa jaamacadda Galgaduud iyo Garoonka diyaaradaha magaaladdas.

Warbixintan Waxaa Cabudwaaq kaso dirtay Wariye Khadro Axmed Xuseen

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com