Somaliland oo siidaysay Naciimo Abwaan Qorane

HomeWararka

Somaliland oo siidaysay Naciimo Abwaan Qorane

Maamulka Somaliland ayaa maanta xabsiga kasiidaayay Naciimo Abwaan Qorane oo ah gabar dhalinyaro ah oo siwayn caan uga ah baraha bulshada, taasi oo ma

PUNTLAND: Amniga magaalooyinka waaweyn oo aad loo adkeeyay ka hor maalmaha Ciid
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka kasocda deegaanka Camaara ee gobolka Mudug
Hoggaamiyayaasha Caalamka oo ka hadlay go’aanka Madaxweyne Trump uu Qudus ugu aqoon sanayo Caasimadda Israa’iil (dhegayso)

Maamulka Somaliland ayaa maanta xabsiga kasiidaayay Naciimo Abwaan Qorane oo ah gabar dhalinyaro ah oo siwayn caan uga ah baraha bulshada, taasi oo maxkamadda Hargaysa ay ku riday sadex sano xabsi ah, iyadoo lagu soo oogay qaran dumis.

Naciimo ayaa xuriyadeeda heshay, kadib markii ay ku dhex xanuunsatay xabsiga gudihiisa, waxaana aabaha dhalay uu la kulmay madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi oo uu cafis ka dalbaday, waxaana lagu siidaayay cafis madaxwayne.

Gabadhan dhalinyarada ah ayaa loo xiray, kadib markii magaalada Muqdisho ay uga qaybgashay kulan uu soo qabanqaabiyay warbaahinta Tedx.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Nuurkanederland 6 years ago

    IS ISIS GOOD FOR THE JEWS.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    OK.
    DUNIDA KAMA DHICIN QOF RIYO UU KU RIYOODAY MAXKAMAD LAGU SOO TAAG0!. CAJIIB.
    CIMRIGII RAAGA GEEL DHALAYANA WAA KUTUSAA

DISQUS: