Shir looga hadlayo joojinta dhuxusha oo kafurmaya Muqdisho

HomeWararka

Shir looga hadlayo joojinta dhuxusha oo kafurmaya Muqdisho

Shir looga hadlayo joojinta dhuxusha ayaa ka furmaya magaalada Muqdisho, waxaana soo qabanqaabiyay xafiiska QM ee Soomaaliya. Kulankan oo ay ka qay

Madaxweynaha Galmudug oo xalay la fiidsaday shacabka Garoowe (Daawo)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir cWaaq (dhegayso)
Garaad Jaamac & Nairobi iyo Gaas & Cumar iyo talo soojeedintoodii oo aad loo dhaliilay

Shir looga hadlayo joojinta dhuxusha ayaa ka furmaya magaalada Muqdisho, waxaana soo qabanqaabiyay xafiiska QM ee Soomaaliya.

Kulankan oo ay ka qaybgalayaan madax katirsan Dowladda Faderaalka Soomaaliya, Midowga Yurub iyo QM ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa joojinta dhuxusha ee Soomaaliya.

QM ayaa sanadkii 2012kii joojisay dhoofinta dhuxusha ee Soomaaliya, waxaana wali dekedo ku yaala koonfurta Soomaaliya ka dhoofa dhuxul badan oo loo iib geeyo dalalka Carabta, QM ayaa sheegtay sanadkii 2011kii kaliya in Soomaaliya la jaray 8.1 milyan oo geed ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: