Shir looga hadlayo joojinta dhuxusha oo kafurmaya Muqdisho

Shir looga hadlayo joojinta dhuxusha oo kafurmaya Muqdisho

Shir looga hadlayo joojinta dhuxusha ayaa ka furmaya magaalada Muqdisho, waxaana soo qabanqaabiyay xafiiska QM ee Soomaaliya.

Kulankan oo ay ka qaybgalayaan madax katirsan Dowladda Faderaalka Soomaaliya, Midowga Yurub iyo QM ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa joojinta dhuxusha ee Soomaaliya.

QM ayaa sanadkii 2012kii joojisay dhoofinta dhuxusha ee Soomaaliya, waxaana wali dekedo ku yaala koonfurta Soomaaliya ka dhoofa dhuxul badan oo loo iib geeyo dalalka Carabta, QM ayaa sheegtay sanadkii 2011kii kaliya in Soomaaliya la jaray 8.1 milyan oo geed ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com