HomeUncategorized

Kooxo hubaysan oo Muqdisho ku diley weriye Soomaaliyeed

Muqdosho Sep 21-2012-Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu dilay Wariye Xasan Yuusuf Absuge oo ka howlgalyey Radio Maanta oo ka mid ah idaacadaha ka shaqeeya magaalada Muqdisho.

Dhagayso: Madaxweynaha Jubbaland oo ka Hadlay Booqashadii Raysul-wasaare Cumar ee Kismaayo
DHEGEYSO-Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee Puntland oo lashaaciyey.
Marka Bowden oo sheegay in ay ka qayb qaadanayaan dib u celinta barakacayaasha ku sugan Muqdisho

?

Muqdosho Sep 21-2012-Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu dilay Wariye Xasan Yuusuf Absuge oo ka howlgalyey Radio Maanta oo ka mid ah idaacadaha ka shaqeeya magaalada Muqdisho.
?
Wariyaha ayaa waxaa toogtay sida ay Radio Daljir u sheegeen saaxiibadiisa shaqada kooxo bastoolado ku hubeysan oo iyagu madaxa ka toogtay xili uu marayey meel ku dhow isgoyska Baar Ayaan oo ay xarunta Idaacadda uu ka howlgallo ku taalo.
?
Allaha u naxariistee Xasan Yuusuf Absuge ayaa waxaa uu mar ka mid ahaa wariyeyaashii ka shaqeynayey ?Muqdisho intii Dowladihii KMGka ahaa dalka ay ka jireen waxaana dilkiisa uu imaanaya waxyar kadib markii ilaa Seddex wariye ay shalay kooxda Al-Shabaab qarax ku dishay.
?
Diiwaanka Wararka?
Radio Daljir
(B)

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: