Dhagayso: Madaxweynaha Jubbaland oo ka Hadlay Booqashadii Raysul-wasaare Cumar ee Kismaayo

Isniin, Ogoosto 31, 2015 (Daljir) — Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed  Islaan Madoobe ayaa shir uu ku qabtay magaalada Kismaayo kaga mahad-celiyay raysul-wasaaraha Soomaaliya booqashada uu ku yimid magaalada Kismaayo ,isla markaana ka warbixiyay waxyaabihii ay ka wada hadleen.

Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com